February 2025

Cali Bucul

Cali Bucul, waxa uu ahaa abwaan Soomaaliyeed, hogaamiye ciidan iyo suldaan caan ahaa qarnigii 19aad oo ka soo jeeday Awdal. Waxa uu caan ku ahaa maansooyinkiisa gaagaaban ee caanka ahaa horraantii qarnigii 20-aad. Asal ahaan wuxuu ka soo jeeda Makaahiil Samaroon (Gadabuursi). Abwaanku waxa uu ka dhex muuqday raggii caanka ahaa ee qarnigii 19-aad oo ka mid ahaayeen Aadan Gurey iyo Maxamed Cabdille Xasan (Sayidka), Cali Bu’ul ayaa soo saaray gabayo badan oo ilaa maanta la akhriyo. Waxa uu ku dhashay gobolka Awdal.Cali Bucul wuxuu ka soo horjeestay in Xabashidu ay canshuur ka qaado dadka Soomaaliyeed ee deggan dhulka hadda loo yaqaano deegaanka Soomaalida Itoobiya. Waxa lagu xasuusta Cali Bucul geeraaradiisa (erey af-soomaali ah oo tilmaamaya gabayo gaaban, marka loo eego gabayga caadiga ah). Geeraarka waxaa inta badan la tiriyaa xilliyada adag ee dagaalka iyo hirdanka. Gadabuursigu waxa ay caan ku ahaayeen in ay fardaha geeraarka ku ammaanaan oo ay magacooda ku celceliyaan. Cali Bu’ul oo ah hogaamiye ciidan waxa uu la kulmay Sayidka ama Maxamad Abdullah Hassan meel ka mid ah xuduudka hadda jira ee gobolka Soomaalida Itoobiya.Sayidku aad buu ula yaabay markii uu maqlay in Gadabuursigu caan ku yahay in ay fardaha geeraarka ku ammaanaan oo ay fardaha magacyadooda ku celceliyaan. Maxamad Abdullah ayaa go'aansaday inuu naftiisa maqlo oo uu la tartamo Cali Bu'ul. Markaas ayey ahayd markii gabaygii caanka noqdqy ee Amaan Faras uu tiriyey Cali Bu’ul isagoo fuushan faraskiisa, 1909kii, taasoo ilaa maanta lagu barto dugsiyada Soomaalida, caanna ku ah dadka Soomaaliyeed.

Read more »

Imaam Axmed Gurey's book

Imaam Axmed Gurey's bookReviewer: Tawakal Abdi Ismail Language: Af-soomaaliPublished: 2025This review article is an overview and summary about the history of Imam Ahmed Gurey, specialy the book written by Mr. Abdirahman Shariif, along with a brief history about the Imam before and after and the struggles between Muslims and Christians and also the territorial expansion of the Oromo nation.

Read more »
January 2025

L'homme, l'histoire et l'œuvre

Le cercle et la spirale. Un Livre ? Non, un monument historique vivant. Lire le livre d'Omar Osman Rabeh ne laisse personne indifférente. C'est un condensé d'émotions, des chairs à vifs, écorchées par les trahisons. Je me suis vite identifié au narrateur et les péripéties qui ont jalonné sa vie dès le jour où j'ai lu ce livre par un été de 1992, alors que j'étais au collège.

Read more »

Ugaas Nuur II

Ugaas Nuur kii labaad (Ugaas Nuur Ugaas Rooble , Arabic: سلطان نور سلطان روبلي ) loo yaqaan Ugaas Nuur Ugaas Robleh wuxuu dhashay 1815 wuxuu dhintay 1898. Ugaas waxaa taariikhda loo yaqaana in uu ahaa boqor soomaaliyeed iyo suugan yahan.

Read more »