Ilbaxnimadii Adal&sooyaalkii soomaaliyeed

Published on 25 January 2025 at 21:33

Buuggan waxa qoray Sh Cabdirahman Sh Nuur Cabdillahi. Waxa u kaga sheekaynayaa taxanaha ugaasyadii Gadabuursi iyo datuurka ummadda Gadabuursi. Wuxuu sheekhu is dul taagay loolankii adkaa ee ka jiray geyigan ee u dhexeeyay soomaalida iyo xabashida iyo ugu dambayn gumaystihii iyo raadkii uu ku reebay ummadeena.

Add comment

Comments

There are no comments yet.